Boolis gacanta ku dhigay lamaane ka ganacsan jiray xubnaha jirka dadka (Daawo Sawirro)

Baaritaan ayaa lagu hayaa lamaane u dhashay dalka Mexico oo la xiray iyagoo wata xubno ka tirsan jirka bani’aadamka, iyadoo lala xiriiriyay dilka labaatan ruux oo la waayey sida booliska dalkaas ay sheegeen. Booliska ayaa intaas ku daray iney xubno bani’aadam ku arkeen qaboojiyeyaal yiilay gurigii ay lamaanahaasi deganaayeen iyo dhismo kale oo aan ka … Continue reading Boolis gacanta ku dhigay lamaane ka ganacsan jiray xubnaha jirka dadka (Daawo Sawirro)